{"id":13,"date":"2026-10-12T12:41:06","date_gmt":"2026-10-12T12:41:06","guid":{"rendered":"https:\/\/mor.so\/?page_id=13"},"modified":"2026-10-12T13:11:09","modified_gmt":"2026-10-12T13:11:09","slug":"departments","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/mor.so\/?page_id=13","title":{"rendered":"Departments"},"content":{"rendered":"<h2>Waaxyaha Wasaaradda<\/h2>\n<h3>1. Waaxda Dib-u-heshiisiinta iyo Nabadaynta<\/h3>\n<p>Dhexdhexaadinta khilaafaadka, abaabulka shirarka nabadda iyo hirgelinta heshiisyada dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<h3>2. Waaxda Ka-hortagga Colaadaha iyo Xallinta Khilaafaadka<\/h3>\n<p>Daraasaynta sababaha colaadaha, digniinta hore iyo dejinta qorshayaasha ka-hortagga khilaafaadka.<\/p>\n<h3>3. Waaxda Wadajirka Bulshada iyo Isdhexgalka<\/h3>\n<p>Dhisidda kalsoonida, dhiirrigelinta wada noolaanshaha iyo ka-qaybgalka bulshada ee nabadaynta.<\/p>\n<h3>4. Waaxda Xiriirka Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah<\/h3>\n<p>Isku xirka wasaaradda, odayaasha dhaqanka, culimada, haweenka, dhalinyarada iyo ururrada bulshada.<\/p>\n<h3>5. Waaxda Dabagalka iyo Qiimeynta Heshiisyada Nabadda<\/h3>\n<p>La socodka fulinta heshiisyada, qiimeynta natiijooyinka iyo diyaarinta warbixinnada horumarka.<\/p>\n<h3>6. Waaxda Wacyigelinta iyo Waxbarashada Nabadda<\/h3>\n<p>Tababarrada nabadaynta, wacyigelinta dadweynaha iyo faafinta dhaqanka wadahadalka.<\/p>\n<h3>7. Waaxda Qorsheynta, Siyaasadda iyo Cilmi-baarista<\/h3>\n<p>Diyaarinta qorshayaasha istaraatiijiyadeed, daraasadaha nabadda iyo talooyinka siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxyaha Wasaaradda 1. Waaxda Dib-u-heshiisiinta iyo Nabadaynta Dhexdhexaadinta khilaafaadka, abaabulka shirarka nabadda iyo hirgelinta heshiisyada dib-u-heshiisiinta. 2. Waaxda Ka-hortagga Colaadaha iyo Xallinta Khilaafaadka Daraasaynta sababaha colaadaha, digniinta hore iyo dejinta qorshayaasha ka-hortagga khilaafaadka. 3. Waaxda Wadajirka Bulshada iyo Isdhexgalka Dhisidda kalsoonida, dhiirrigelinta wada noolaanshaha iyo ka-qaybgalka bulshada ee nabadaynta. 4. Waaxda Xiriirka Odayaasha Dhaqanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-13","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/13","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/13\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43,"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/13\/revisions\/43"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mor.so\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}